Muxaadaro: Dardaaran Guud oo ku wajahan Umada

Muxaadaro ayaa waxa galabnimadan ka soo jeediyay masjidka Ramadaan Sheekh Sheikh Axmed Yuusuf Daad oo ku saabsan dardaarano guud oo ah dardaaranadii Nabi muxamed (SCW) uu faray umadda Muslimiinta oo dhan meel walba oo ay joogaan.

Hadaba Muxaadara oo Waano iyo waliba dardaaranno waaweyn oo dhacdooyinka maanta xanbaarsan ka dhagayso Halkan:-



Siciid Axmed
Al-hikma Boosaaso
allxikma@hotmail.com


         ©2008 AL HIKMA - idaacadda Quraanka Kariimka.     .