) Allaah iyo waliba in ay u adeegsadaan Jaraaid ay iyagu leeyihiin taasi oo bahdilaysa magaca muslimiinta malaysaiya.
"Anagu go'aankan u ma aanan gaarin si aan u bahdilno islaamka, lakiin waxa aan dhawraynay in ay dhacaan iska hor imaadyo u dhexeeya muslimiinta iyo kiristanka malaysaya taasi oo dhalisa amni xumo" ayuu yiri afhayeen u hadlay dawlada Malaysiya
Dhanka kale masuul u hadlay ururada soo qabanqaabiyay mudaaharaadyadan aya sheegay in dawlada malaysiya ay masuul katahay wixii dhibaato oo ka yimaada amni darrada hadii aysan kalaaban go'aankan wax u dhibaya sharafta muslimiinta.
Siciid Axmed
Al-hikma Bosaso
allxikma@hotmail.com