Muxaadaro Cusub oo fidnimadan caawo ah soo jeediyay Sheekh Maxamed Macalim

Boosaaso: (21-Muxaram) Waxaa fiidnimadan caawa ah muxaadaro aad u qiimi badan ka soo jeediyay masjidka Ramadaan ee magaalada Boosaaso Sh. Maxamed Macalim Axmed, taasi oo diirada saaraysay Xuquuq ganacsi aan lagu bararugsanayn tusaale ahaan:

Xaqu Calamah Attijaariyah:- Tan aya waxa uu sheekhu ku tilmaamay in la dhawro xuquuqda qofka ee astaantiisa ganacsi ee uu kucaan baxay isaga oo tusaale u soo qaatay:- shirkad Kamid ah shirkadaha oo ku caanbaxday Keenista ama samaynta Nooc ka mid ah badeecada taasi oo ay bulshadu ladhacday, kadibna ay shakhsiyaad kale bilaabayaan in ay adeegsadaan astaanta shirkada si ay iyaguna badeecadoodu ugu meelmariyaan.


Hadaba Xaqa noocaas ah magacii Sharcigu se maxa uu ka qabaa yaan idin ka hordhicin dhagayso muxaadarada oo toos ah


F.G :Waxa aad u baahantahay si aad u dhagaysato codkan Software-da kala ah:- Windows Media Player iyo Adobe Flash Player.


Siciid Axmed
Alhikma Boosaso
allxikma@hotmail.com



         ©2008 AL HIKMA - idaacadda Quraanka Kariimka.     .