Dhagayso:- Muxaadaro Cusub oo uu leeyahay Sh. Axmed Cabdisamad
Boosaaso:- Sh Axmed Cabdisamad oo ka mid ah shuyuukhda ugu waaweyn deeganada Puntland ayaa waxa uu muxaadaro qiimi badan ka soo jeediyay masjidka ramadan fiidnimadii jimcaha ee ku beegnayd 14-01-1431 dii muxaadaran oo ay ciwaankeedu ahaa (Walaahu Mutimu nuurih) ayaa IQK alxikma Qeybta Boosaaso Halkan idin kugu soo gudbinaysaa.