Dhagayso: Khudbadii Maanta ee Masjid Al-ramdaan 15/01/1431
Alhikma Bosaso, Said Ahmed Jimce 15-01-1431:- Khudbadan oo uu soo jeediyay Sh. Nadiir Axmed Aadan (Abuu Naafic) ayaa waxa uu uga hadlay Sheekhu:
- Bilashada Sanadka Hijriga ee Cusub iyo Waliba Dhacdooyinkii Sanadkii Hore oo Mudan in lagu Waano Qaato.
- Iyo Isdhex galka Sanadka galada ee (miiladaga) oo dhashay oo mudan in laga digtoonaado, dadkuna ay xooga saaraan Adeegsiga iyo waliba la socodka Bilaha islaamka oo dadku inta badan aysan niyada ku hayn.
Halkan Ka dhagayso Khudbada Qeybta Hore ee Khudbadii qeybta hore Halkan Ka soo rogo Guji (halkan)
Halkan Ka dhagayso Khudbadii qeybta Danbe
Halkan Ka soo rogo Guji (halkan)
Halkan Ka dhagayso Tacliiqa Khudbada Halkan Ka soo rogo Guji (halkan) |