Hase ahaatee Xisbiga midigta fog ee dalka iswitzerlaan afhayeen u hadlay waxa uu tibaaxay in minaaradahu ay calaamad u tahay in islaamka gaar ahaan aay tahay calaamad rasmi ah oo sheegaysa lahaansha bogcada oo uu tibaaxay in aysan arintan marnaba suuroobi Karin.
Dhanka kale Akmalu diin xuseen oglo gudoomiyaha ururka shirwaynaha islaamka oo uwaramay Aljazeera waxa uu sheegay in ay ka rajaynayaan shacabka reer iswitzerlaan ay qaadan doonaan go’aanka ugu haboon ay u noqon doono waayo dalka iswitzerlaan iyo dalaka yurub waxa lagu yaqaanaa xuriyatul qawlka iyo waliba qaadashada go’aanada saxan xilligan marka ay timaado
Inkasta oo aysan yareyn colaada axsaabta midigta dhexe ay u hayaan muslimiinta ayaa hadana waxa ay u dagaalamayaan si ay uga dhaadhicayaan shacabka dhexdhexaadka ah ee reer Iswetzer in ay racaaan go’aankan oo mamnuucaya ogalaanshaha dhismayaasha minaaradaha oo tiro ahaan haatan ah 4 minaaradood oo kaliya.
 |
Sawir Lagu Matalay Manaradaha Masaajida oo laga dhigay gantaalo ladul saaray Calaamada Mucatabka, iyo haweeney lagadhigay xijaaban loogadhigayqofka sawaariikda ridayasa |
Alhikma Bosaso
allxikma@hotmail.com