Sh. Maxamed Rashaad oo ku geeriyooday carafah-Tacsi


Makka:- Inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun, waxaa maanta oo ay tahay 9 Bisha Dilxijjah ee sannada 1430 ka Hijriyada ku geeriyooday Banka Carafah ee barakaysan Sheekh/Doctor, Maxamed Rashaad X. isxaaq xilli uu gudunayay Acmaasha Xajka

 


Shiika oo ahaa nin aad loogu xasuusto muxadarooyinkii qiimaha badnaa iyo nadwooyinkii oo ka qaybgali jiray ayay maanta bulshada soomaaliyeed tabtay, isaga oo sidoo kale wax kadhigi jirya mid kamid jaamacada ku yaala dalka Canada.

 


Hadaba Dhamaan Bahwaynta Alhikmanet waxay Tacsi u dirayaan Dhamaan muslimiinta iyo Umada Soomaaliyeed ee uu Sheekhu ka dhintay.

 


Alhikma Bosaso




         ©2008 AL HIKMA - idaacadda Quraanka Kariimka.     .