Ciid Mubaraak (Dhamaan Akhristayaasha Alhikmanet)

 Bosaso:- Muslimiinta oo dhan naga gudooma Hambalyada Ciida Adxaha oo halkan ay idiin soo marinayaan dhaman bahwaynta Alhikmanet.

Mulkiilaha Idaacada Quraanka Kariimka Alxikma, Dhamaan Agasimayaasha xarumaha Idaacada, Shaqaalaha ( Wariyayaasha iyo Farsamo yaqaanada) iyo dhamaan Saxiibada IQK alxikma waxa aan idin leenahay Ciid Mubarak Taqballa laahu minnaa wa minkum Saalixal Acmaal.


Farxada Ciidka Awgeedna waxaan idiin soo bandhignay Sida ugu wanaagsan ee maalmaha ciidka loo xuso, iyo waliba sida ugu fadliga badan ee kor loogu qaado. IQK alxikmana waxay idiin soo gudbindoontaa Barnaamijyo aad ku qanacdaan maalmaha ciida Gaar ahaan Ahaana bahwayna Website-ka Alxikmna waxay nala qaybsan donaan farxadda ciida.

Dhamaan Dhagaystayaasha xarumaha kaladuwan ee idaacada ee gudaha Soomaaliya, Dhagaystayaasha Aalada Stream live ka ee webka Alxikma iyo Waliba Dhageystayaasha Stallite-ka Waxaanu idiin soo diraynaa Tahniyadda Ciida oo aan Xuduud Lahayn.


Cidii danaynaysa in farxada ciida in ay alxikma si gaar ah u la damaashaado waxay fariimahooda noogu soo diri karaan allxikma@hotmail.com

الله أكبر الله أكبر الله أكبر لا إله إلا الله الله أكبر الله أكبر ولله الحمد


عيـــــــــــــــد مبارك،،،تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمـــــــــــــــــــــــــــــــال


Alhikma Bosaso


 




 



         ©2008 AL HIKMA - idaacadda Quraanka Kariimka.     .