Natiijada Tartanka Gobolada ee Alxikma Wareeggii Koowaad oo Dhan
Natiijada Tartanka Gobolada Wareega Koowaad:
Waxaa tartanka guud ahaantiis ku tartamay 12 gobol oo dalkeena ka mid ah, iyadoo ay tartankan maalgelisey shirkada isgaarsiinta Golis Telecom.
Waxaa goboladu ay dhibcaha u kala heleen sidan:
Natiijada Tartanka Gobolada Wareega Koowaad:
Taariikh
|
Gobolka
|
Natiijada
|
|
2 RAMADAN
|
HIIRAAN
Iyo BARI
|
Hiiraan: 8
Bari: 11
|
|
|
|
|
|
3 RAMADAN
|
SH/DHEXE (Jowhar)
IYO NUGAAL (Garowe)
|
Nugaal: 5
Sh/Dhe : 4
|
|
4 RAMADAN
|
BANAADIR (muqdisho)
IYO GALGADUUD (Guriceel)
|
Banaadir : 7.5
G/gaduud: 7
|
|
5 RAMADAN
|
MUDUG (galkacyo) iyo
Sh/Hoose (Afgooye)
|
Mudug : 8
Sh/Hoose : 5
|
|
6 RAMADAN
|
J/Hoose (Kismaayo)
IyoBay (Baydhabo)
|
Kismayo : 10
Baydhabo: 7
|
|
7 Ramadan
|
Buhodle (Cayn)
Iyo B/Xaawo (Gedo)
|
Buhodle : 9
B/xaawo : 7
|
|
Waxaa loo Gudbayaa qeybta labaad ee wareega oo bilaabanaya habeenka Sabtida Insha Allah. |